QM oo fariin u dirtay Madaxda Soomaalida ka dib laalidii go’aankii muddo kororsiga

Qaramada Midoobay xafiiskeeda Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ka noqoshadii uu Aqalka hoose ee Baarlamaanka ku laalay muddo kororsigii labada sano ee Madaxweynaha iyo Baarlamaanka. “Xaiska Q/Midoobay ee Soomaaliya wuxuu soo dhaweynayaa go’aankii baarlamaanka Federaalka ee ahaa in dib loo soo celiyo heshiiskii doorashada ee 17 Sebtember kadib codsigii Maxamed Farmaajo Codsiga” ayaa lagu yiri qoraalka … Continue reading QM oo fariin u dirtay Madaxda Soomaalida ka dib laalidii go’aankii muddo kororsiga